Go’aan dowlada Kenya ka qaadan laheyd sii wadida dacwada Badda oo fashilmay

Sida uu qoray wargeyska the star eek a soo baxa dalka Kenya seddax garsoore oo gacanta loo geliyay inay xugmiyaan wax loogu yeeray muranka badeed ee Kenya iyo Somalia ayaa sheegay inaysan xukunkooda ridi Karin dhaqaale xumo awgeed. Kanyi Kimondo, Robert Limo iyo Anthony Mrima oo shalay laga sugayay inay go’aamiyaan in  Kenya ay sii … Continue reading Go’aan dowlada Kenya ka qaadan laheyd sii wadida dacwada Badda oo fashilmay